Iskuul laga hirgeliyay degmada Wisil oo xariga laga jaray.

0
88

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka dabiiciga ah ee xukuumada  Faderaalka Soomaaliya ayaa xarigga ka jaray goobo waxbarasho oo laga hirgaliyey degmada Wisil ee gobolka Mudug.

Munaasabad xarig jarka ayaa waxa kaso qayb galay Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Dabiiciga , Xildhibaano, Maamulka Degamada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey