Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga hergeliyay xarun waxbarasho oo loogu talagalay in lagu dhigo maadooyinka Computerka iyo Engelishka .
Goobtan waxbarasho ayaa waxaa hergeliyay dhallinyaro wax kabaratay magaalada kuwaasi oo go-aan ku gaaray ineey kor u qaadaan waxbarashada jiilka soo koraya.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


