iskuul loogu tala galay Caruurta da’da yar oo laga daah furay Qardho.

0
102

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayay iskuulka Barbaariye kaasi oo loogu talo galay in wax lagu baro caruurta da’da yar.

Maadooyiinka caruurta lagu bari doono ayaa waxa kamid ah maadooyiinka Carabiga,Ingiriiska, Soomaaliga, Xisaabta iyo maadooyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey