iskuul Loogu Talagaly Xanaanada Carurta oo laga dhagax dhigay degmada Afgooye

0
91

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasarada Waxbarashada Konfur Galbeed Ayaa Gobolka Shabeellaha Hoose Ee Dagmada Afgooye Kadhagax Dhigay iskuul Loogu Talagaly Xanaanada Carurta

Waxa Kaqeyb Galay Dhagax Dhigaan Bahda Wasarada Waxbarashada Konfur Galbeed Kugoomiyaha Waxbarashada Shabeelada Hoose Gudoomiyaha Dagmada Afgooye Ahna Duqa Magaladas

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here