Iskuulka Al-bayaan ee Baladweyne oo fursado waxbarasho lacag la’aan ah siiyay arday danyar ah

0
189

Baladweyne ( Radio Beerlula )-iskuulka hoose iyo dhexe Al Bayaan ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay in ka badan 40 arday iskugu jirto danyar iyo agoon

Arday oo ka soo jeedo qoysas danyar ah ayaa iska bixi wayay qarashadkii waxbarshada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here