Iskuulka Al Fajri oo lagu baran doono waxbarashadda asaasiga oo laga daah furay Baladweyne.

0
93

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa laga hirgaliyey Iskuulka Al Fajri kaasi oo lagu baran doono Waxbarashada aasaasiga iyo luuqadaha.

Iskuulka Al Fajri ayaa lagu baran doonaa maadooyiinka aas aasiyaadka ah sida Soomaaliga , Xisaabta ,Fagaaro ka hadalka , luuqadah iyo farqurxinta.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.