Iskuulka Al-imra ee Baladweyne oo soo kordhiyay hanaan fogaan arag ah oo wax lagu baran doono

0
167

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka Al imra oo ka mid ah iskuulada ku yaala magaalada Baladweyne ayaa qeyb cusub oo online ah ku soo kordhiyay iskuulka si ardeyda joogta meelaha kale ee ka fog magaalda Baladweyne uga faa’ideysatan.

Maadooyiinka lagu dhigo habkan fogaan araga ayaa waxa ka mid ah compterka photoshop iyo Vidio Edinting.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here