Iskuulka al-luqmaan ee Baladweyne oo soo kordhiyay qeyb online .

0
106

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Iskuulka Al-luqmaan oo ka mid ah iskuulada ku yaala magaalada Baladweyne ayaa qeyb cusub oo online ah ku soo kordhiyay iskuulka si ardeyda joogta meelaha ka baxsan Baladweyne uga faa’ideysatan.

Maadooyiinka lagu bari doono ardayda habkan fogaan araga ayaa waxa ka mid ah xisaabta ,carabiaga, ingiriiska iyo maadada Soomaaliga.

 

Warbixintan waxaa noo haya  Bilaal Daahir Waaneey.