Iskuulka Al Najax ee Boosaaso oo munaasabad u qabtay ardey kaalmo hore ka galay imtixaanka iskuulka.

0
41

Baladweyne (Radio Beerlula)-munaasabadaan oo uu soo agaasimay maamulka Dugsiga Najaax ee magaalada boosaaso ayaa lagu maamusayay Arday kaalmaha hore ka galay imtixaankii Termka kowaad. sanad dugsiyeedka 2023 2024.

munaasabada waxaa lagu casuumay oo ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka magaalada boosaaso wax garad waalidiin bahda waxbarashada boosaaso iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasbada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axamed.