Iskuulka Baladweyne oo fursado waxbarasho siiyay In ka badan 80 arday.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 80 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka baladweyne oo ku yalo xafda bundweyn ee magalada baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ee iskuulka baladweyne ayaa ahay kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.