Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan ay ku qalin jabinayeen arday iskugu jirta wiilal iyo gabdho oo bartay Caafiimaadka isla markaana ka aflaxay Iskuulka Bander-qaasim ayaa lagu qabtay Magaalada Bosaso
waxa kasoo qayb galay munaasabada maamulka Iskuulka Bander-qaasim mas’uliyiin katirsan wasaarada waxbarashada puntaland waalidiin iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.