iskuulka Hormuud ee Baladweyne oo lagu soo kordhiyay qeyb lagu barto cilaan saarka

0
140

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka Hoormuud ee magaalada Baladweyne ayaa lagu soo kordhiyay qeyb cusub oo loogu talagalay in gabdhaha lagu baro xirfadda farsamada gacanta sida cilaan saarka

Qeybtan ayaa lagu diyaariyay qalabkii aay gabdhaha wax ku bara lahaayeen Sida saburado iyo cilaan

waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here