Iskuulka ileeys oo deeq dawo gaarsiisay barakacyaal ku nool duleedka Baladweyne

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo ardayda Iskuulka Caafimaadka Ileeys ayaa adeegyo caafimaad oo isugu jira Daaweeyn iyo baaritaano ka sameeyay Kaamka Daanyeera oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne.

Adeegyadaan Caafimaad oo loo sameyay Kaamka Daanyeere ayaa waxaa ka faaidaystay qoys danyar oo isugu jira Haween, Caruur iyo Odayaal.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here