Baladweyne ( Radio Beerlula )-iskuulka ileys ee magaalada Baladweyne ayaa soo kordhisay qeyb cusub oo loogu talagalay in si bilaasha ah wax lagu baro dadka waaweyn.
Qeybtan cusub ayaa dadkan lagu bari doona maadooyinka Soomaaliga iyo xisaabta.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.