Iskuulka Nova ee Baladweyne oo soo kordhiyay hanaan lagu horumarinayo ardeyda dugsiyadda sare.

0
6

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Akademiyada Nova oo kamid ah Akademiyadaha dhawaan laga hirgeliyay magaalada Baladweyne ayaa soo kordhiyay qayb cusub oo loogu talagalay ardayda Shahaadiga sida fasalka 8aad iyo fasalka 12aad.

 

Koorsooyiinkaan uu soo kordhiyay Akademiyada ayaa waxaa kamid ah xisaabaadka , Farqurxinta iyo muraajada imtixaanadii hore kuwaas oo bixi doono maalmaha Khamiis iyo Jimcaha.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here