Iskuulka wax lagu bari doono caruurta oo laga hirgaliyey Guriceel.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamad Xaashi Dhoore ayaa  xarigga ka jaray iskool wax lagu bari doono agoonta oo ay Ha,adda khadar jaarati ka hergelisay magaalada Guriceel.

Iskuulkaan ayaa loogu tala galay in ardayda agoonta ah ay ka helaan waxbarshada hoose dhexe iyo sare.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.