Jaamacad lagu baran doono culuumta Islaamka iyo dhaqanka oo laga daah furay Hargeysa.

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa laga daahfuray Jaamacada Hanuum taasi oo kamid noqon doono goobaha waxbarasho oo ku yaalo Magaaladaasi.

Jaamacada ayaa lagu baran cilmiga Arrimaha bulshadda, Dhaqanka iyo Culuumta diinta Islaamka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.