Jaamacad loogu magac daray Raas-caseyr Universty Oo laga dhagax dhigay degmada Baargaal

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dagmada Baargaal ee gobolka raascaseeyr ayaa laga dhagaxdhigay Jaamacad loogu magacdaray Raascaseeyr Universty .

Waxaa madasha goobjoog ahaa madaxda Gobolka Raascaseeyr kan dagmada Baargaal waxgarad iyo xildhibaano katirsan Puntland.

Waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here