Jaamacadda Hiiraan ee Baladweyne oo bilowday diwaan gelinta arday cusub

0
56

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Jaamacadda Hiiraan ee Baladweyne ayaa bilaabay diiwangelinta sanad waxbarasheedka 2024-2025 ardayda ka baxay gusiyada sare ee magaalada kuwaasi oo doonaya ineey ku biiraan heerka 1 aad ee waxbarashada jaamacadaha.

Ardayda ayaa loo diyariyay kuliyada kala duwan si ay uga maarmeen ineey waxbarasho jaamacadeed u aadaan magaalooyinka kale ee dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim