Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa kusoo badanaya Jaamacadaha soo kordhinaya Kulliyadda shaqada bulshada ama social Work taas oo ku cusub magaalada isla markaana ay daneeynayaan ardayda intooda badan.
Kuliyaadaan ayaa dadka barta waxaa aay shaqooyin u raadsa karaan Xafiisyada dowladda ee loogu adeego bulshada,Hay,adaha ,gooobaha waxbarashada,Caafimaadka ,Saldhigyada iyo Maxkamadaha.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen ( Luul )