Jaamacadda Plasma oo farac cusub ka furatay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada maamul Goboleedka Galmudug oo ay wehelinayaan maamulka Jaamacada Plasma ayaa si wadaiir xarigga ugu jaray xarunta Jaamacadda faraceeda magaalada Gaalkacyo.

Munaasabada xariga looga jarayay Xaruntaan ayaa waxaa kaso qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Jaamacadda, Waxgaradka iyo Aqoonyahanno.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here