Jaamacadda Qur-aanka ee Hargeysa oo mareysa meel gaba-gaba ah.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhismaha Jamacadda Qur’aanka kariimka ee Magalada Hargeysa ayaa mareysa heer gaba gaba ah waxana dhismaheda bilaabay oo iska kashaday walalo muxsniin ah .

Jamacaddan ayaa waxaa lagu baran donaa Qur’aanka kariimka iyadoo baahi-weyn ay u qabeen bulshada Magaaladaasi.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo  Luul Aadan Xuseen.