Jadwalka horyaalka Premier League oo la soo saaray

0
191

Baladweyne(Radio Beerlula)-Maamulka horyaalka Ingiriiska ayaa soo saaray isku aadka horyaalka Premier League fasal ciyaareedka 2022-23, iyadoo kooxda horyaalka difaacaneysa ee Liverpool ay kulanka furitaanka la ciyaari doonto naadiga West Ham.

Kulanka ugu horreeya ee lagu daah furi doono toddobaadka koowaad ee horyaalka Premier League fasal ciyaareedka 2022-23, waxaa wada ciyaari doono kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal.

Haddaba aqriste halka hoose kaga bogo dhammaan kulammada horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2022-23 oo dhameystiran.

Friday 5 August

20:00 Crystal Palace v Arsenal

Saturday 6 August

12:30 Fulham v Liverpool

AFC Bournemouth v Aston Villa

Leeds v Wolves

Leicester v Brentford

Newcastle v Nottingham Forest

Spurs v Southampton

17:30 Everton v Chelsea

Sunday 7 August

14:00 Man Utd v Brighton

16:30 West Ham v Man City