Jadwalka sannad dugsiyeedka iyo maalmaha waxbarashadda iskuullada Baladweyne oo isbadal lagu sameeyay.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda wabxarashadda Hirshabeelle ayaa sheegtay in muddo lix maalmood ah oo ka bilaabaneysa sabtida ilaa khamiista la dhigan doono iskuullada, sidoo kalana iskuullada la furi doono 2-da bisha September ee soo socota.

Agaasimaha xiriirka warbaahinta ee wasaaradda waxbarashadda Hirshabeelle Cabdishakuur Maxamed Xassan ayaa Radio Beerlula uga waramay isbadalkan lagu sameeyay jadwalka sannad dugsiyeedka iyo maalmaha waxbarashadda.

Warbixintaan waxa soojeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.