Jaha-wareer ka taagan Marin badeedka Hormuz.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula)-In ka badan 50 markab oo xambaarsan shidaal ayaa si degdeg ah uga baxaya Marinka Hormuz, iyaga oo ka cabsi qaba in Iiraan ay si lama filaan ah u xayirto marin-biyoodka muhiimka ah.

Xaaladdu waxay noqotay mid jahawareersan, iyada oo wadamo badan si dhow ula socdaan dhaqdhaqaaqyada Iriin ee gobolka.

Coladda ka dhax aloosan dalalka Iiraan iyo Israaiil ayaa laga cabsi qaba inay sicir barar ku keento qiimaha shidaalka iyo badeecadaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here