Baladweyne(Radio Beerlula)-Maamulka jaamacadda Plasma faraceeda magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula u sheegay in sannadkan deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah ay siin doonaan 30 ardey oo ka mid ah kuwii sannadkan ka qeyb galay imtixaanka shahaadiga ee dowladda islamarkana ka gudbay imtixaanka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney