Jamacada Somaville oo daah furtay Maktabad iyo qeyb ardeyda loogu talagalay in ay ku tababartaan.

0
164

Baladweyne (Radio Beerlula)-Jamacada Somaville ee magaalada muqdisho ayaa daah furtay qaybo cusub oo loogu soo kordhiyay Jaamacada sida Maktabad iyo qayb laabka ah oo loogu talagalay in ay Ardayda ku tababartaan taasi oo baahi badan loo qabay.

Munaasabad daah furka waxaa kaqayb galay masuuliyiin kasocoday wasaaradda waxbarshada XFS macalimiin dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here