Kal-fadhiga 3-aad ee golaha Deegaanka Degmada Gumbax oo la daah furay

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dimuqraadiyaynta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa ka daahfuray Degmada Gumbax Kal-fadhiga 3aad ee golaha Deegaanka Degmada Gumbax ee Gobolka Raas-Casayr

waxa ka qeyb galay furitaanka golaha Deegaanka Agaasime Cawil Buule oo Wakiil uga ahaa wasaaradda arimaha Gudaha,maamulka Gobolka Raas-Casayr, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here