Baladwayne (Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Bare ayaa magaalada Baraawe ku qabtay Shir looga hadlayay Amniga iyo Xasiloonida Magaaladaasi.
Shirkaan daahfurkiisa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Amniga Magaalada Baraawe, Duqa magaalada, Taliyaha Nabad sugida Gobalka Shabeelaha Hoose iyo qaar kamid saraakiisha degmada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.
.