Kallumeysatada Jubbaland oo bilaabaay inay qaataan sharciga iyo kaarka aqoonsiga Kaluumeeysiga

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay munaasabad lagu daahfurayay barnaamijka bixinta sharciga iyo kaarka aqoonsiga kaluumaysatada ee deegaannada Jubbaland.

Munaasabada lagu daahfurayay bixinta kaarka Aqoonsiga kalluumaysatada ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Madax ka socotay Xaruumaha ganacsi ee lagu iibiyo Kallunka iyo Kalluumaysatada qaadanaysay kaarka aqoonsiga kalluumaysiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here