Kalluumeysatada Baladweyne oo codsaday in laga caawiyo qalabkii ay ku shaqeysan lahayeen .

0
70

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha kaluumeeystada Xaafadda Bundaweyne ee magaalada Baladweyne Xasan Shiikh Basiri oo u waramaya Radio Beerlula ayaa wasaaradda Kalluumeystada Hirshabeelle Ka codsaday in laga caawiyo kaluumeeystada magaalada qalabkii ay ku Jalaaba lahaayeen malaayga si ay uga faa-ideystaan kheyraadka dalka.

Dhallinyaro badan oo ku nool magaalada ayaa noloshooda ku tiirsan iibinta malaayga iyagoo uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.