Kalluun yari baahsan oo laga dareemayo suuqyada kalluunka magaalada kismaayo

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuqyada lagu iibiyo malaayga ee magaalada kismaayo ayaa laga dareemayaa sara ukac ku yimid qiimaha malaayga kadib markii kaluumeeysatada ay saameyn kala kulmeen dabeeylaha ka jira badda.

Kiilada kaluunka ayaa markii hore la iibi jiray qiima dhan 1.5$ halka hadda uu gaaray 3$ ilaa 4 dlr .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here