Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaradda Beeraha Iyo waraabka Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiirada Wasaradaha Howlaha Guud, Biyaha, Kalluumeysiga, Wasiir ku xigeenka Wasaradda beeraha, iyo Agaasimayaal ayaa dhagax dhigay Kanaalka Waraabka beeraha buula_bartire ee Jubbaland .
Masharuuca ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Qorshaynta jubbaland Wasaaradda Beeraha iyo Wasaaradda Maaliyadda XFS.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.