Khasaaro ka dhashay roobkii mahiigan ah ee ka da’ay magaalada Muqdisho.

0
217

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Roob xooggan oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimashada 7 ruux iyo burbur hantiyadeed ayaa ka da-ay magaalada Muqdisho sida uu xaqiiyay maamulka gobolka Banaadir

Daadka roobkan ka dhashay ayaa dumiyay ku dhawaad 9 guri halka wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho uu soo gaaray burbur.

Warkan waxaa  inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here