Kooshin A iyo Xaawo Taako B oo galabta ku balansan Shanterka Baladweyne

0
376
Baladweyne(Radio Beerlula)- Xaawo Taako B iyo Kooshin A Ayaa galabta ciyaaraya kulankooda sadaxaad Tartanka Hormarinta Ciyaaraha Degmada Baladweyne.
Labadan Kooxod aya ku jira Groupka B.
Ciyaarta aya labaasan  doono 4:30 galabnimo waxaanalagu ciyaarayaa Xarunta Shantarka ee Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here