Kooxaha galabta ku balansan tartamada ka socda Baladweyne

0
326

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Xidigaha iyo Iftin ayaa galabta Ciyaaraya Tartanka Faarax Gubadleey iyadoo kooxda laga badiyo ay ka harin doonto tartanka.

Xidigaha iyo Iftin ayaa ku jira Groupka B oo shalay laga reebay kooxda Buulada oo guul daro 1-2 ah kala kulantay dhigooda Gaadiidka.

Saacada labaasanyo    4:30.

Groupka B.

Garoonka Laqanyo .

Sidoo kale Tartanka is dhaxgalka afarta Xaafadod ee magaalada Baladweyn waxaa isga hor-imaanaya galabta Kooxaha Kooshin B iyo Buunda-weyn A.

Saacada labaasanyo    04:30.

Groupka A.

Goobta  Xarunta Shanterka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here