kooxaha Galabta ku balansan tartanka is dhaxgalka Baladweyne

0
280

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka is dhaxgalka afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta wada ciyaaraya kooxaha Buundo weyn B iyo Xaawo Taako B, iyadoo kooxda laga badiyo ay ka hari doonto tartanka.

Sidoo kale waxaa lagu wadaa maanta in la soo saaro isku aadka sideeda kooxood ee isku soo haray tartanka Faarax Gubadley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here