Kooxaha Gubadleey iyo Warta-nabadda oo galabta ciyaaraya kulan Final ah

0
182

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in galabta lagu soo gaba gabeeyo Tartanka k/cagta degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir 2023.

Kooxaha Gubadleey iyo Warta-nabadda ayaa galabta isaga hor imaan doona kama dambeysta tartankan iyadoo midkood uu kor u qaadi doono koobka .

Ciyaartan xiisaha leh ayaa ka dhici doonto Garoonka En-Yariisoow Stadiom waxaan u daawasha tagi doona taageerayaal badan oo isugu jira shacab iyo masuuliyiin.