Kooxaha iskuullada Sheekh Maxamed Macalin iyo Mujamac oo fooda isku daray garoonka Laqanayo ee Baladweyne.

0
291

Baladweyne(Radio Beerlula)-Ciyaartan oo aheyd mid xiiso badan ayaa u dhaxeysay kooxaha iskuullada Sheekh Maxamed Macalin iyo Mujamac ee magaalada Baladweyne, waxana ciyaarta daawanayay tageerayasha labada kooxood oo kala yimid xaafaddaha magaalada.

Warbixintan waxaa  inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here