Kooxda Al AZA oo ku guuleysatay tartanka heerka labaad ee Baladweyne

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta 𝐀𝐥 𝐀𝐳𝐚 ayaa ku guuleystay tartanka kooxaha heerka labaad ee magaalada Baladweyne kadib markii 𝟒-𝟏 uga badisay dhigeeda kooxda 𝐇𝐮𝐛𝐚𝐚𝐥.

In ka badan 34 kooxood ayaa ka qeyb galay tartankan oo lagu qabtay garoonka kubadda cagta Camalow.

Guddoomiyaha ururka kubadda cagta degmada Baladweyne 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐗𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 ayaa ka qeyb galay gunaanadka tartankan isagoo koobka gudoonsiyay kooxda ku guuleysatay tartankan ee Al AZA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here