Kooxda Ileeys oo 5-3 uga badisay kooxda Fiiltare

0
57

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne.

Galabta waxaa fooda is daray  kooxaha Kooxaha  Ileeys iyo  Fiiltare

 

Labada koox ayaa waxa ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo koox waliba ay dooneysay in guul gaadho waxaana markii danbe guusha ay 5-3 ku raacday kooxda Ileeys.