Kooxda Kubada cagta ALBA FC oo guul daro ku daahfuratay tartanka heerka labaad ee Baladwayne.

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-kooxda kubada cagta Lions Fc ayaa guul daro xanuun badan gaarsiisay kooxda FC Alba kulan ka tirsanaa Horyaalka heerka labaad ee Baladwayne kaasi oo ka socdo garoonka kubada cagta ee Laqanya.

kulankaan ayaa waxaa usoo daawasho tagay boqolaal taageeraal ah kuwaas oo ka kal socday xaafadaha Howl-wadaag , Kooshin , Buundo weyn , Nuur xawaad iyo qaar kamid ah macalimiinta iyo gudiga tartanka.

kulankaan ayaa kusoo dhamaaday xiligii loogu talagalay 1 iyo 0 oo guusha kuraacday kooxda SYL FC oo qaatay dhibcihii ugu horeeyay ee tartanka.