Baledweyne ( Radio Beerlula )- Kooxda kubadda cagta ee macalimiinta iskuulka Somali Central ayaa rigoorayaal 1-0 uga badisay kooxda macalimiinta iskuulka Ileys kadib markii barbaro 5-5 ah ay isla dhaafi waayeen.
Ciyaarta ayaa waxaa soo xaadiray boqolaal qof oo kala taagerayay labada iskuul
Tartanka macalimiinta iskuulada ayaa maraya meel gabagabo ah.


