Kooxda kubadda cagta Helo Bardo ayaa 4-0 uga badisay dhigeeda kooxda Jayga

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kooxda kubadda cagta Helo Bardo ayaa 4-0 uga badisay dhigeeda kooxda Jayga  kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka Laqanyo ee Magaalada Baladweyne.

Dhanka kale   Kooxda kubadda cagta Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta 4-0 uga badisay dhigeeda Holac Academy.

Kulamadaan oo kamid ah tartanka heerka 2 aad ee Baladweyne ayaa waxaa aayku bilowdeen qaab ciyaareed aad u tayo sareeyo oo ay ku doonayeen in ay guul ku daahfurtaan