Kooxda kubadda cagta VIP oo galabta 0-3 uga badisay dhigeeda Laabka

0
19

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kooxda kubadda cagta VIP oo galabta 0-3 uga badisay dhigeeda Laabka kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka Laqanyo ee Magaalada Baladweyne.

Kulamadaan oo kamid ah tartanka heerka 2 aad ee Baladweyne ayaa waxaa aayku bilowdeen qaab ciyaareed aad u tayo sareeyo oo ay ku doonayeen in ay guul ku daahfurtaan