Baladweyne ( Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta ee mataleysay 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐍𝐚𝐣𝐚𝐱 ayaa 𝟐-𝟏 uga badisay kooxda kubadda cagta 𝐃𝐚𝐫𝐚𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦 kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta Afyare ee magaalada Baladweyne.
Kooxda kubadda cagta 𝐍𝐚𝐣𝐚𝐱 ayaa u soo gudubtay wareega xiga ee tartanka halka kooxda 𝐃𝐚𝐫𝐚𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦 ay gabi ahaanba ay faarujiyeen tartanka.






