Kooxda Waaberi oo guul ku bilowday tartanka Baladweyne

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Kooxda kubadda cagta Waaberi ayaa guul ku bilowday tartanka horumarin isboortiga degmada Baladweyne kadib markii 8-3 uga badisay kooxda Xidigaha.

Tartankan oo ka bilowday garoonka Afyare ayaa waxaa ka qeyb galya 12 kooxood.

Guddoomiyaha Ururka kubadda cagta degmada Baladweyne Ismaaciil Cali Xassan ayaa daah furay tartankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here