Kooxda xaafadda Kooshin oo ku guuleysatay koobka dhalinyarada cuslatay ee Baladweyne

0
12

Baladweyne( Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay koob loo qabtay dhalinyarada cuslatay ee xaafaddaha magaalada.

kooxaha Buundo weyn iyo Kooshin oo iskugu soo haray finalka tartanka ayaa waxaa koobkan ku guuleysatay kooxda Kooshin kadib markii 2-1 ay uga badisay dhigeeda Buundo weyn.