kooxha Gorgor iyo Dhagax jabis Academy oo ku kala baxay 0-0

0
10

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Baladweyne (Radio Beerlula)-kooxha Gorgor iyo Dhagax jabis Academy ayaa  ku kala baxay 0-0kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka Laqanyo ee Magaalada Baladweyne.

Kulamadaan ayaa  kamid ah tartanka heerka 2 aad ee Baladweyne ayaa waxaa aayku bilowdeen qaab ciyaareed aad u tayo sareeyo oo ay ku doonayeen in ay guul ku daahfurtaan