Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya iyo xubno ka socday Wasaaradda Waxbarashada maamulkaasi ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray Imtixaanka Shahaadiga fasalka sideedaad ee Dugsiga Dhexe.
Imtixaanka ayaa waxaa u fariisatay ardayda gaareeysa labo iyo toban kun kuwaas oo ka kala socday dugsiyada maamulkaasi.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.